Natiijooyin ka dhashay PMTO

"Wax badan ayaa dhacay taniyo markii aan bilaabey ka qaybgalidda PMTO. Qof ayaa meesha ii joogey waalid ahaan. Dhab ahaantii waan murugaysanaa, caqabado waaweyn ayaa i haystay waxaanan kari waayey in aan ku farxo cunugayga... Way adag tahay in aan si cad u qeexo qiimaha ay PMTO ii lahayd waalid ahaan."

"Xaaladaha hadda way deggan yihiin. Waxa aan ka kaaftoomay in aan maago ama aan qayliyo. Waxaan ka fiirsadaa ereyada aan adeegsanayo. Gurigayagu wuxuu noqdey meel wanaagsan oo la joogo. Waa meel la isku waafaqsan yahay."

"Waxa annu raadinaynay qalab aan ku xallino dhibaatada cunug aan korsaneynay ooh awl badan naga haysatay. Waxaan dareenay in is-dhin xaddi badan ku yimi xaaladaha adag sida doodaha, qaylin, albaab garaacid iyo diidmada ah in uu sameeyo waxa la faro."

"Si dheeraad ah ayuu noo ixtiraamaa marka hadalkayagu cad yahay, oo aannaan la gelin dodo adag. Kolay annaguna ixtiraam dheeraad ah ayaannu shakhsiyadiisa u yeelanay, waanuna ku sii wacnaanay dhegaysiga.”

"Wakhtiyadii hore waxaa la ii sheegay in aan ahaado qof aan isbeddelin. Laakin qofna iima sheegan waxa taasi loola jeedo... waxaan isku dayay xeelado kala duwan, kuwaas oo xaaladda gurigeena ka dhigay mid aan la saadaalin karin. Dhammaadkii, waxaan noqdey qof ad-adag waxaana isku dayay in aad qaado khad adag. Dhibaatadu way ka sii dartey, jawiga gurigana wuxuu ahaa mid kacsan oo xun. Caawimaadda aan ka helnay PMTO waxay noqotey mid aan la qiimeyn karin."

" Waxaan bartey wax badan oo aniga igu saabsan, waxaana dhihi karaa in barnaamijka PMTO uu igu caawiyay in naf-ahaanteyda aan isdhiso si la mid ah sida ay iigu caawisay in aan noqdo hooyo waadix u ah wiilasheyda."

"Waxaan dareenay in PMTO uu yahay mid faa'iido iyo waxbarasho leh. Hadda waxaan haysanaa aasaas aan wadaagno oo ah ka jawaab-celin isku mid ah, oo marka aannu PMTO adeegsano. waxannu isaga siinaa kana qaadnaa jawaab-celin iyo tallaabo isku mid ah ama amaan. “

 

"kalhore, aniga marmarka qaarkood waxaan dareemay in caloosheyda is gunnudo marka aan maqlo asagoo jooga dibadda albaabka, asagoo soo geleya. Hadda, waxaan si daacadnimo ah u dhihi karaa in aan farxo marka aan maqlo asagoo dugsiga ka imaanaya."

"Noolal maalmeedkeena waxay noqotay mid fudud. Anigu hadda ma galo dood kumana mashquulo wax aan faa’ido lahayn, laakiin waxaan dareemaa kalsooni dheeraad ah waxaanan garanayaa waxa iyo sida loo xalliyo xaalado kala geddisan. PMTO waxa ay i siisay kalsooni badan  oo ah xagga doorkeyga waalidnimo, waxaanay gacan ka geystey in cunugaygu uu dego si aad ahna u qanco ama uu farxo."

"Daaweeyaha PMTO waxa kale oo uu kullamo wada-shaqeyn ah la qaatay dugsiga, waxaana u aragney in tani ay ahayd mid aad u fiican." 

"PMTO wuxuu noqday qayb ka mid ah noolasheyda. Waxaan isticmaalaa waxa aan bartey maalin kasta, waxaana ka gudubnay in aan ku jirno shar isdaba-joog ah waxaana u gudubnay wanaag. Hadda, waxaan nahay kuwo aad u faraxsan oo hubaal ah. Sidii waalid ahaan waxaan garaa go'aanada, balse waxaan sidoo kale dhageystaa waxa cunugayga uu leeyahay, wada-shaqeyntana waxay noqotay mid muhiim ah."

"Kullamada PMTO waxa ay waalid ahaan ila ahaayeen kuwo waxbarasho leh isla markaana xiiso leh leh oo wanaagsan, waxaanan ku dhiirigelinayaa in la fidiyo xogta ku saabsan PMTO sicay waalidiin badan u heli karto caawimaad."



We uses cookies on this website. By using this site, you agree that we may store and access cookies on your device. Read more about cookies here. Do not show this message again.

eZ debug

Clear cache:

Quick settings:

Main resources:

Total runtime0.5393 sec
Peak memory usage2,048.0000 KB

Timing points:

CheckpointStart (sec)Duration (sec)Memory at start (KB)Memory used (KB)
Script start 0.00000.0795 991.4766395.7734
Module start 'content' 0.07950.4254 1,387.25001,204.6797
Module end 'content' 0.50490.0342 2,591.929761.9766
Script end 0.5392  2,653.9063 

Time accumulators:

 Accumulator Duration (sec) Duration (%) Count Average (sec)
Ini load
Load cache0.00320.5929320.0001
Check MTime0.00070.1299200.0000
Find INI Files0.00020.0424120.0000
Mysql Total
Database connection0.070012.979910.0700
PDO_queries0.431580.0166620.0070
Looping result0.00070.1346600.0000
TS translator
TS init0.00070.1340160.0000
TS cache load0.00030.0648160.0000
TS context load0.00020.0336160.0000
Template Total0.353165.530.1177
Template load0.00100.188930.0003
Template processing0.352165.280230.1174
Template load and register function0.00000.008910.0000
states
state_id_array0.04358.067550.0087
state_identifier_array0.073413.6070130.0056
Override
Cache load0.00150.2717400.0000
Sytem overhead
Fetch class attribute name0.01182.178920.0059
Fetch class attribute can translate value0.00510.939340.0013
class_abstraction
Instantiating content class attribute0.00000.002720.0000
XML
Image XML parsing0.00150.269640.0004
General
String conversion0.00000.001820.0000
dbfile0.00040.0661270.0000
Note: percentages do not add up to 100% because some accumulators overlap

CSS/JS files loaded with "ezjscPacker" during request:

CacheTypePacklevelSourceFiles
CSS0extension/atferd/design/atferd/stylesheets/ezpublish.css
extension/atferd/design/atferd/stylesheets/core.css
extension/atferd/design/atferd/stylesheets/pagelayout.css
extension/atferd/design/atferd/stylesheets/content.css
extension/atferd/design/atferd/stylesheets/tipTip.css
design/standard/stylesheets/debug.css
JS0https://ajax.googleapis.com/ajax/libs/jquery/3.4.1/jquery.min.js
extension/atferd/design/atferd/javascript/jquery.tipTip.js
extension/atferd/design/atferd/javascript/pmto.js

Templates used to render the page:

UsageRequested templateTemplateTemplate loadedEditOverride
1node/view/full.tplarticle/full.tplextension/atferd/design/atferd/override/templates/article/full.tplEdit templateOverride template
1content/datatype/view/ezxmltext.tpl<No override>design/standard/templates/content/datatype/view/ezxmltext.tplEdit templateOverride template
12content/datatype/view/ezxmltags/paragraph.tpl<No override>design/standard/templates/content/datatype/view/ezxmltags/paragraph.tplEdit templateOverride template
11content/datatype/view/ezxmltags/embed.tpl<No override>design/standard/templates/content/datatype/view/ezxmltags/embed.tplEdit templateOverride template
11content/view/embed.tplimage/embed.tplextension/atferd/design/atferd/override/templates/image/embed.tplEdit templateOverride template
1pagelayout.tpl<No override>extension/atferd/design/atferd/templates/pagelayout.tplEdit templateOverride template
1setup/debug_toolbar.tpl<No override>design/standard/templates/setup/debug_toolbar.tplEdit templateOverride template
 Number of times templates used: 38
 Number of unique templates used: 7

Time used to render debug report: 0.0001 secs