NUBU

The Norwegian Center for Child Behavioral Development (NUBU) waa shirkad hoos timaada UniRand AS, oo ay milkayadeeda iska leedahay Jaamacadda Oslo.

Xaruunta waxay ka shaqeysaa su'aalaha la xiriira caruurta iyo dhallinyada qabta dhibaatooyinka waaweyn la xiriira habdhaqankooda.

Maxay qabataa xaruunta NUBU?

Xaruuntu waxa ay ka qaybqaadataa in carruurta iyo dhallinyarada qabta dhibbaatooyinka waaweyn la xiriira habdhaqankooda, qoysaskooda, dugsiyada iyo xannaanooyinka carruurtu ay helaan caawimaad. Caawimaadda waa in ay ahaataa mid ku saleysan cilmi-baaris, mid shakhsi kasta baahidiisa loo eegay, oo keenta natiijooyin miisaan leh isla markaana ay ay xiriir la leedahay heerka aqoonta ee hadda la joogo.

Tani waxaa ka mid ah:

  • Cilmi-baaris ku saabsan baaxadda iyo isbeddelka dhibaatooyinka la xiriira habdhaqanka carruurta iyo dhalinyarada.
  • Cilmi-baaris la xiriirta horumarinta iyo qiimeynta farsamooyinka cusub.
  • Hirgelinta farsamooyinka cusub.
  • Tababaridda khabiirada/daweeyeyaasha.
  • Sii horumarinta farsamooyinka jira.
  • Wada-shaqeyn caalami ah.

Farsamooyin noocee ah ayaa NUBU laga adeegsadaa?

NUBU waxay isticmaashaa farsamooyin ay ujeeddadoodu tahay ka hortagidda ama daaweynta dhibaatooyinka la xiriira habdhaqanka ee carruurta iyo dhallinyarada.

  • Parent Management Training - Oregon (PMTO): Barnaamijyo daaweyn oo loogu talagalay waalidiinta haysata carruur da'dooda u dhaxeysa 3 ilaa 12 sannadood kuwaas oo qaba dhibaatooyinla la xiriira habdhaqanka oo halis ah.
  • Faragelinta waqtiga hore ee carruurta halista ku jirta (TIBIR): Barnaamij loogu talagalay ka hortaga iyo daaweynta dhibaatooyinka la xiriira habdhaqanka ee carruurta da'dooda u dhaxeysa 3 ilaa 12 sanno jir.
  • Daaweynta nidaamyada badan (MST): Daaweyn ku saleysan qoyska iyo jaaliyadda oo loogu talagalay dhallinyarada da'doodu u dhaxeyso 12-18 sanno jir kuwaas oo qaba dhibaatooyin waaweyn oo la xiriira habdhaqanka.
  • Daaweynta ka-qaybgelinta qoyska (FFT): Farsamo daaweyn ah oo loogu talagalay qoysaska leh dhallinyaro da'dooda u dhaxeysa 11-18 sannadood jir kuwaas oo muujinaya dhibaatooyin waaweyn oo la xiriira habdhaqanka.
  • Multidimensional Treatment Foster Care (MTFC): Farsamo daaweyn ah oo ku saleysan hoy-korineed (fosterhjem) oo loogu talagalay dhallinyarada da'dooda u dhaxeysa 12-17 sanno jir kuwaas oo qaba dhibaatooyin waaweyn oo la xiriira habdhaqanka .
  • Habdhaqan togan (wacan), jawi taageero u ah waxbarashada iyo wadadhaqan (PALS): Qaab-dhismeed dugsiga oo dhan ah oo loogu talagalay xoojinta waxbarasha iyo bulshanimada carruurta, iyo ka hortagidda iyo maareynta dhibaatooyinka la xiriira habdhaqanka ee ka jira dugsiyada.

 

Halkeen ka heli karaa xog dheeraad ah oo ku saabsan NUBU?

Akhriso bogga internetka ee NUBU: www.nubu.no



We uses cookies on this website. By using this site, you agree that we may store and access cookies on your device. Read more about cookies here. Do not show this message again.

eZ debug

Clear cache:

Quick settings:

Main resources:

Total runtime0.2994 sec
Peak memory usage2,048.0000 KB

Timing points:

CheckpointStart (sec)Duration (sec)Memory at start (KB)Memory used (KB)
Script start 0.00000.0970 991.3125395.7969
Module start 'content' 0.09700.1681 1,387.1094895.4453
Module end 'content' 0.26510.0342 2,282.5547126.0078
Script end 0.2993  2,408.5625 

Time accumulators:

 Accumulator Duration (sec) Duration (%) Count Average (sec)
Ini load
Load cache0.00280.9321310.0001
Check MTime0.00070.2340190.0000
Find INI Files0.00020.0682120.0000
Mysql Total
Database connection0.088129.427410.0881
PDO_queries0.185762.0303310.0060
Looping result0.00040.1345290.0000
TS translator
TS init0.00080.2704150.0001
TS cache load0.00030.1100150.0000
TS context load0.00020.0530150.0000
Template Total0.109336.530.0364
Template load0.00110.359130.0004
Template processing0.108236.143430.0361
Template load and register function0.00000.016010.0000
states
state_id_array0.00612.046410.0061
state_identifier_array0.01063.542120.0053
Override
Cache load0.00080.2531360.0000
Sytem overhead
Fetch class attribute name0.01173.915920.0059
class_abstraction
Instantiating content class attribute0.00000.004720.0000
General
String conversion0.00000.003720.0000
dbfile0.00020.0573100.0000
Note: percentages do not add up to 100% because some accumulators overlap

CSS/JS files loaded with "ezjscPacker" during request:

CacheTypePacklevelSourceFiles
CSS0extension/atferd/design/atferd/stylesheets/ezpublish.css
extension/atferd/design/atferd/stylesheets/core.css
extension/atferd/design/atferd/stylesheets/pagelayout.css
extension/atferd/design/atferd/stylesheets/content.css
extension/atferd/design/atferd/stylesheets/tipTip.css
design/standard/stylesheets/debug.css
JS0https://ajax.googleapis.com/ajax/libs/jquery/3.4.1/jquery.min.js
extension/atferd/design/atferd/javascript/jquery.tipTip.js
extension/atferd/design/atferd/javascript/pmto.js

Templates used to render the page:

UsageRequested templateTemplateTemplate loadedEditOverride
1node/view/full.tplarticle/full.tplextension/atferd/design/atferd/override/templates/article/full.tplEdit templateOverride template
2content/datatype/view/ezxmltext.tpl<No override>design/standard/templates/content/datatype/view/ezxmltext.tplEdit templateOverride template
5content/datatype/view/ezxmltags/paragraph.tpl<No override>design/standard/templates/content/datatype/view/ezxmltags/paragraph.tplEdit templateOverride template
3content/datatype/view/ezxmltags/header.tpl<No override>design/standard/templates/content/datatype/view/ezxmltags/header.tplEdit templateOverride template
7content/datatype/view/ezxmltags/li.tpl<No override>design/standard/templates/content/datatype/view/ezxmltags/li.tplEdit templateOverride template
2content/datatype/view/ezxmltags/ul.tpl<No override>design/standard/templates/content/datatype/view/ezxmltags/ul.tplEdit templateOverride template
6content/datatype/view/ezxmltags/strong.tpl<No override>design/standard/templates/content/datatype/view/ezxmltags/strong.tplEdit templateOverride template
1content/datatype/view/ezxmltags/link.tpl<No override>design/standard/templates/content/datatype/view/ezxmltags/link.tplEdit templateOverride template
1pagelayout.tpl<No override>extension/atferd/design/atferd/templates/pagelayout.tplEdit templateOverride template
1setup/debug_toolbar.tpl<No override>design/standard/templates/setup/debug_toolbar.tplEdit templateOverride template
 Number of times templates used: 29
 Number of unique templates used: 10

Time used to render debug report: 0.0001 secs